Posts

Showing posts from December, 2015

MAAREYNTA WAQTIGA.

Mar walba maka dib dhacdaa shaqo ama iskuulka / Jaamacadaada, adigoon dhameyn waxa ku qorsheysnaa maalinkaa in aad sameyso.   Hadaba kuma fiicnid maareyn waqtiga tasoo aan u fiicneyn caafimaadkaaga iyo maskaxdaada intaba.   Dadka aanan maareyn Karin watigooda sidoo kale ma maareyn karaan nolashooda, Lakiin aqbaarta fiican ayaa ah in aad wax ka bedeli karto, Hadaba fiiro gaar u lahaaw sida aad waqtigaaga ku isticmaasho maalin walba adigoo isticmaalaya habkaan oo ah 1. Diiwangelin, 2. Falanqeyn iyo 3. Isbedel kuwaas oo kaa caawindoona si ugu fiican ee aad u maareyn karto waqtigaaaga qaaliga ahi. 1.      Diiwaangelin – Subaxii marka aad soo kacdo ayaa waxaad diiwaangelisaa dhamaan waxa shaqo / camal aad qabaneyso maalinka, wax walbo ay ahaataba xitaa hadii aad sameyneyso kubad ciyaarid, social media, shadada iwm ilaa saacada aad ka seexaneyso. 2.      Falanqeyn – Adigoo tixraacaya waxa aad #1. Diwaangelisay waxaad falanqeysaa sida aad ku isticmaashay waxtigaaga imisaa saacad ayaa