NAAGAHA LAMA XUKUMI KARO EE AYAGAA WAX XUKUMA

Hada ka hor waxaa jiray nin aad ugu wanaagsana xaaskiisa oo aad u texgelinjiray, markaasa dadka ka ag dhawaa ayaa waxey ku yiraahden hebel naagtiis ayuu caabudaa yacni waa uu u jijilcan yahay, Sanado badan ka hor ayaa sidoo kale waxa jiray nin boqor ah oo aad loo xushmeyn jiray markaasaa ayuu maalim maalmaha ka mid wuxuu iskugu yeeray dhamaan wixii shaqaalihiisa ahaa oo wuxuu weydiyay labo su’aalood oo kala ah (1) Wixii rag oo dumarkood ka aday oo xukuma meel ha istaagaan (2) Wixii rag ay dumarkood amraan / u taliyaan meel ha istaagaan. Marka oo boqorka hadalka dhameystay ayaa dhamaan ragii su’aasha labaad meel iskugu tageen oo dumarkood ay u talshaan halka hal qof keliya oo gooni u istaagay oo dhahay boqoroow aniga naagtey/xaaskeyga aniga ayaa u talsha. Boqorkii waa uu usacbiyay ninkii keligi istaagay oo wuxuu ku dhahay waxaa tahay nin ad-adag ee waxaan abaal marin kuu siinayaa faraska ugu qurxoon fardaheyga oo mida aad rabto kala bax oo dooqaaga ah, Ninkii waxaa loo waday...